(Akhriso) Muuse Biixi oo safiiro u magacaabay dalal uu ku jiro Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub. Wareegtada ayaa waxa ay u qorneyd sidatan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: … Continue reading (Akhriso) Muuse Biixi oo safiiro u magacaabay dalal uu ku jiro Imaaraadka Carabta